Dalka Soomaaliya waxa leh Hal Qowmiyad oo la yirahdo
Markii ay bur burtey Dowladdii Soomaaliyeed ee Madaxweyne
Maxamed Siyaad Barre Sanadkii 1991 bishii January waxa
Soomaaliya ka dhacay dagaal Qabiil oo ku saabsana Xukun doon
taaso keentay in Qabiil walba uu urur ama jabhad siyaasadeed
yeesho, Haddii aan wax ka sheego Qaar ka mid ah Jabhaddii Dalka
soo maray 1991 – waxaa ka mid ah sidaan soo scota;

1- The Somali Salvation Democratic Front (SSDF)
2- The Somali National Movement (SNM)
3- The United Somali Congress (USC)
4- The Somali National Front (SNF)
5- The Somali Democratic Movement (SDM)
6- The Southern Somali National Movement (SSNM)
7- The United Somali Front (USF)
8- The Somali Democratic Alliance (SDA)
9- The United Somali Party (USP)
10-The Somali National Democratic Union (SNDU)
11-The Somali African Muki Organization (SAMO)
12-The Somali National Union (SNU)

Jabhadda aan kor ku soo sheegay waxay ku heshiin waayeen in ay
Soomaaliya u dhisan: DOWLAD MIDNIMO QARAN, taasoo
markii danbe keentay in ay Soomaaliya noqotey Dal aan Dowlad laheyn.
Soomaaliya u dhisan: DOWLAD MIDNIMO QARAN, taasoo
markii danbe keentay in ay Soomaaliya noqotey Dal aan Dowlad laheyn.
Maanta oo aan joogno 2016 waxa Dalka Soomaaliya ka jiro
Dowlad aan awood laheyn iyo Dowlad Goboleed fara badan oo
Qaab Qabiil ku dhisin oo mid walba ay sameeystey Madaxweyne
iyo Baarlamaan u gaar ah waxayna la mid yihiin Jabhadda aan kor
ku soo xusey ee 1991, waxana laga yaaba in ay soo baxaan Dowlad Goboleedyo kale oo Qaab Qabiil ku dhisan.

Haddii aan wax ka sheego Magacyada Dowlad Goboleed
yada Dalka Soomaaliya ka jira waxa ka mid ah: Somaliland,
Puntland, Galmudug, Qaatumo , Koonfur Galbeed,
Jubbaland, iyo kuwo kale oo soo socda oo ah Dowlad
Goboleed cusub taaso marka danbe keeni doonta in Degmo
walba ay tirahdo Dowlad Goboleed ayaan ahay waxaana lee
yahay Madaxweyne iyo Baarlamaan.
Dalka Soomaaliya waxa leh Hal Qowmiyad oo la yirahdo
SOOMAALI oo leh Hal diin , Hal luqad iyo Hal Midab, ee fadlan Qaranimada iyo Qabiilka hala kala saaro.
Comments
Post a Comment